Daawo:Xildhibaan Dalees oo sheegtay in ciidamo Lageeyo Xuduudaha Dalka

daleys

Xildhibaan Dalees Xasan oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxay sheegtay in loo baahan yahay in ladhiso ciidamo ilaaliya Xuduudka dalka si looga hortago dhibaatada kenya ku hayso dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.