gedotimes.com
Daawo:Deeq Raashin ah ayaa la gaarsiiyey dad danyar ah oo ku nool Magaalada Caabudwaaq
In ka badan 80 Qoys oo Agooma iyo danyar isugu jira ayaa maanta Gudoonsiinay Deeq Raashin ah oo ay soo direen Maamulka iyo Muxisiniinta Xarunta Xanaanada Agoonta ee Caabudwaaq.