Dhageyso:Xaruntii hore ee taleefoonada Soomaaliya oo loo badelidoono goob loo adeegsado siyaabo kale.

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Dowlada federaalka ah ee Soomaliya Mudane Cabdi Canshuur Xasan ayaa waxuu ka hadlay in xaruntii hore ee taleefoonada Soomaaliya oo loo badelidoono goob loo adeegsado siyaabo kale oo Buslhada looga Faa’idaynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.