Daawo:Wasaaradda caafimaadka Jubbaland shaqaale u tababartay ka hortagga cudurka Qaaxada

jubalnad

Wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo tababar usoo xirtay xifadleyaal caafimaad Tababarkaan oo socday muddo 5 cisho ah ayna soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka Jubbaland ayaa loo qabtay qaar ka mid shaqaalaha ka shaqeeya xarumaha caafimaadka ee magaalada Kismaayo iyo qaar kale oo ka socday degmooyinka kale ee Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.