Daawo:Taliska Boliiska Soomaliyeed oo ka warbixiyey Amniga Magaalada Muqdisho

Taliye ku xigeenka Ciidammada Boliiska Jeneraal Zakiya Xuseen Axmed oo shir jaraaid ku qabatay xarunta taliska Booliska ayaa sharraxaad dheeri ah ka bixisay dhacdooyinka Amniga la xiriiray ee Muqdisho ka dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.