Xukun dila oo lagu riday Ragii loo heystay Kufsigii iyo dilkii Caasho Ilyaas

ilyaas

Maxkamada Darawada Koowaad ee Gobolka Nugaal, ayaa dil toogasho ah ku xukuntay sadex ka mid ah 10 eedeeysane ee loo heystay Kufsigii iyo dilkii loo geeystay Allaha unaxariistee Caaisho Ilyaas waxaana Maxkamadda ay Xoriyadooda dib u siisay Eedeysanayaasha kale oo 7 qof ahaa.

Sidoo kale Magacyada Ragga dilka Toogashada ah lagu xukumay ayaa kala ah.

1-Cabdifitaax C/raxmaan Warsame oo 24 sano jir ah.

2-Cabdisalaan C/raxmaan Warsame oo 32 sano jir ah.

3-Cabdi Shakuur Maxamed Dige oo 46 sano jir ah.

Bulshada Soomaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland ayaa iswaydiinayaan inay Caasha ay heli doonto cadaalad oo kuwii dilkeeda gaystay Sharci la hor keeni doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.