Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo sagooytin loogu sameeyey Garoowe

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka diyaaradaha Generaal Maxamed Abshir ee Magaalada Garoowe ku Sagootiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo waftiga la socday

Sagootinta weftiga Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Barlamaanka Puntland iyo Masuuliyiin sare oo kamida maamulka Puntland.

Madaxwayne Farmaajo iyo Madaxda Maamul goboleedyada ayaa waxaa shir ugu soo dhamaaday Magaalada Garoowe kaas oo ay Madaxwaynayaasha Puntland iyo Galmudug ay ka caroodeen.

farmaajo
farmaajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.