Daawo:Kenya oo ogaatay inaysan lahayn dhulka Darbiga ay ka dhisatay.

Dowlada Kenya ayaa waxaa loo soo bandhigay Map Muujinaya inaysan lahayn Dhulka ay darbiga ka dhisatay kaas oo ah dhul ay soomaali leedahay

Mapkaan ayaa waxaa uu muujinayaa in dowlada Kenya ay ku xadgudubtay xuduuda Soomaliya taas oo si sharciga waafaqsanayn ay ku dhisatay.

Bulshada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay dowlada Soomaaliya iyo shacabka Soomaliyeed ugu baaqeen in layska dhacsho Dulmiga iyo Boobka Kenya ku hayso dhulka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.