Xaaf oo fashil kala tagay Garoowe adib markiii laga diiday Mudo kororsi

Xaaf

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa saaka ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada garoowe kadib markii uu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga ee ka socdey magaalada Garoowe.

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntlanad Faroole, xubno ka tirsan Golaha Barlamaanka qaranka iyo qaar kamid ah Golaha wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa Ka sagootiyay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.