Daawo:Xafladii Xiritaanka Dugsiga Jaale Siyaad oo lagu qabtay Degmada Buurdhuubo

jaalesiyaad

Degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad lagu soo xiraayey sanad dugsiyeedka 2018-2019 ee Dugsiga Jaale Siyaad.

Munaasabadaan oo si fiican loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qayb galay Walidiin, Ardayda iyo maamul Dugsiga Jaale Siyaad waxaana abaal marino la gudoonsiiyey Ardayda Dusiga jaale Siyaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.