Daawo:Gabadhii umusha ahayd ee ku dhibaataysan Garoowe ayaa Soomali u gurmatay

deni

Gabadhan Magaceeda waxaa la yiraahda Deeqa waxay ku nooshahay Garowe waxay umulantahay 6cisho waxayna dhashay Gabar, waxaase laga soo saaray Iyadoo Umulan 2 cisho oo qura Gurigi ay daganeed kadib Kiradi markey iska bixin weeday taasi oo dhan 3bil.

Hooyo Deeqa ayaa masawirkeeda ayaa lasoo dhigay Bararha Bulshada ayada iyo ilamaheeda meel darbiga jiifa, waxaana ka dhiihdiyey shacabka Soomaliyeed waxayna usoo direen lacago badan waxaana la geeyey Isbitaal halkaas ayada iyo ilameeda lagu daawaynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.