Daawo:Maamulka Hirshabeele oo deeq isugu jirta raashiin daawo iyo xoolo nool gaarsiyey Ciidamada Xooga dalka

Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ahna Kusimaha Madaxweyanaha Mudane Cali Guudlaabe Xuseen ayaa Kormeeray Fariisimo ciidamada Militariga ay Kasameysteen Wado looga Caaganaa Shabaab oo dib loo furay.

Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle oo ay waheliyaan masuuliyin kala duwan iyo qaar kamida Xildhibaanada Hirshabeele ayaa Gudoonsiiyeen Ciidamada Xooga Dalka deeq isugu jirta raashiin daawo iyo xoolo nool.

Hoos kadaawo warbixintii Shaashaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.