Warbaahinta GedoTimes ayaa Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha Ramadaan

ramadan

Maamulka iyo Shaqaalaha Gedotimes ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan

Warbaahinta Gedotimes Waxaay dhammaan shacabka muslimiinta ah gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaayaa bilaawga bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaana leenahay Ilaahay ha idiin dhib yareeyo Ramadaanka Qayrkiisana allaha nawaafijiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.