Dhageyso:Faysal Rooble oo asagoo Xanaaqsan ujawaabay Shiiq Umul

faysal roobele

Faysal Rooble ayaa waxuu ka jawaabay hadal uu horay usheegay mar waxa laga waydiiyey in dalka lagu xukumo diinta Islaamka ayaa waxuu yiri ” I Will Say No” taas oo ay Culumada iyo Shacbaka Soomaliyeed ay ka hadleen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.