Daawo:Shirkii Golaha wasiirada Jubbaland oo shir Gudomiyey Luga Dheere

luga dheere

Shirka golaha wasiirada Jubbaland ayaa waxaa shir guddoomiyey Madaxweyne ku-xigeenka labada ee Jubbland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud luga dheere waxaana looga hadlay arimo ay ka mid yihiin abaaraha ioyo Biyaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.