Madaxwayne Farmaajo ayaa Boqosho ku tagay Dalka Eritrea

farmajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho waxa ay ku tegeem magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.

Madaxweynaha ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qeyb galay shir Madaxeed looga hadlayey xaalaadaha dalalka Sudaan iyo Libya.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.