Daawo:Xildhibaan Sacdiyo oo sheegtay inay Kenya kusoo duushay Soomaliya

xildhiiban

Xildhibaan Sacdiya Muuse Cabdulaahi oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxay ka hadashay Duulaanka Qawaan ee Dowlada kenya kusoo qaaday dalka Soomaliya.

Xildhibaan Sacdiyo ayaa waxay sheegtay inay Kenya Markii sadexaad ay kusoo duushay Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo taas oo ay darbiyo dhaadheer ka dhistay waana tan keentay inay shacabka Baladxaawo Burburiyaan Darbigaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.