Sheekh Xasan Jaamici oo sheegay inuu ugu tagayo goobaha ay joogaan Al-shabaab

Sheekh Xasan Jaamici oo kamida culamada Soomaliyeed dhawaana Muqdisho soo gaaray si uu uga qayb galo shirkii Culumada Soomaliyeed uga furmay Magaalada Muqdisho ayaa waxuu sheegay “Waxaan Diyaar u nahay inaan goobaha ay joogaan ugu tagno Al-Shabaab si aan Ula xaajoono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.