Saraakiil sare oo Shabaab ah ayaa Gobolka Gedo iska soo dhiibay Kuwaas oo Muqdisho Lakeenay

Ciidmada Xooga Dalka ee kusugan Gobolka Gedo gaar ahaan kuwooda ku Degmada Baardheere ayaa waxaa isu soo dhiibay Aadan Cabdi Turuq oo ka mid ahaa hogaamiyaasha sar sare ee Kooxda Nabadiika Alshabaab iyo Darawalkiisa Food Aadan Maxamuud iyo sido kale Madaxii sakawaadka Gobalka Jubbada Hoose.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo soo gaaray Magaaladan Baardheere ayaa u qaaday Magaalada Muqdisho Horjoogayaashii shabaabka ee Isi soo dhiibay.

Aadan Cabdi Turuq oo loo yaqaano Aadan Coobe ayaa inta lagu yaqiinaa Hogaamiyaashii Kooxda ee so hogaamiyay Gobalada Jubooyinka iyo Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.