Daawo:Suldaan Cabdullaahi Cali Sonkor oo ka hadlay Baasaboorkii Axmed madoobe ka qaatay.

madoobe

Shir uu magaalada Kismaayo ku qabtay Suldaan Cabdullaahi Cali Sonkor oo ka mid ah Salaadiinta Jubbaland ayaa waxuu ka hadlay war la isla dhex marayay baraha bulshada kaas oo ahaa in Baasaboorkii laga qaaday Axmed madoobena u diiday inuu magaalada Kismaayo ka dhoofo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.