Daawo:Ra’isalwasaaraha Somalia Khayre oo aqbalay Taladii Culumada Soomaliya

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shir waynaha culimada Soomaaliyeed oo mudda sedax maalin ah ka socday Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa khudbadiisa soo xiritaankiisa shir waynaha ku sheegay in culimada, shacabka Soomaaliyeed iyo hoggaanka dalkka laga doonayo in ay dhaqan geliyaan natiijada kasoo baxday shirkaan oo intii uu socday looga dooday kaalinta culimada ee xoojinta amniga iyo dib-u-heshiisiinta dalka.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa culimada kula dardaarmay culimada in si wadajir ah cilmigooda ay ugu hagaan bulshada si looga hor tago dhagarta argagaxisada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.