Waxkabaro tirada iyo qabaa’ilada Xildhibaanada Hirshabelle

hirshabee

1= Abgaal 15 xildhiibaan + 3 dhiman
2= Xawaadle 13 Xildhibaan + 2 dhiman
3= Gaaljecel 12 Xildhibaan
4= Shiidlo 6 Xildhibaan
5= Baadicade 6 Xildhibaan + 2 dhiman
6= Jijeele 5 Xildhibaan + 1 dhiman
7= Habargidir 5 Xildhibaan + 1 dhiman
8= Moobleen 4 Xildhibaan
9= Ujeejeen 3 Xildhibaan + 1 dhiman
10= Makane 3 Xildhibaan
11= Sedex Cumarow 2 Xildhibaan
12= Reer Awxsan 2 Xildhibaan
13= Fiqi Maxamuud 2 Xildhibaan
14= Fiqi Cumar 2 Xildhibaan
15= Hilibi 2 Xildhibaan + 1 dhiman
16= Shiikhaal 2 Xildhibaan
17= Wacweyteen 1 Xildhibaan
18= Baajimaal 1 Xildhibaan
19= Kaboole 1 Xildhibaan + 1 dhiman
20= Xaskul 1 Xildhibaan
21= Tumaal 1 Xildhibaan
22= Oysin 1 Xildhibaan
23= Dagoodi 1 Xildhibaan
24= Jidle 1 Xildhibaan + 1 dhiman
25= Maxamed Gorgate 1 Xidhiban + 1 dhiman
26= Silcis Gorgate 1 Xildhibaan
27= Carab Somali 1 Xildhibaan
28= Yaxar 1 Xildhibaan
29= Murusade 1 Xildhibaan + 1 dhiman
30= Eylo 1 Xildhibaan
31= Axmed Faarax 0 Xildhibaan + 1 dhiman
32= Reer shabelle 0 Xildhibaan + 1 dhiman
33= Maxamed & Aadan 0 Xidhiban +1 dhiman
34= Yibir 0 Xildhibaan + 1 dhiman

Tirada guud waa 117 xildhibaan
98 ayaa shaqeyneysay 19 ayaa dhineed
Mid kamid ah 19ka ayaa ladhaariyey hada waxaa haray 18 xildhibaan oo xaqoodi iyo xaqii beelahooda lagalay maadaama qabiilna uusan heli karin wax aan lagu saleyn xildhibaanka kamid noqonayo.

Insha Allaah nidaamka Wasiirada Hirshabelle looqeybsaday waan idiin lawadaagi doonaa.

@ Mudane Shaashaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.