Sawiro:haweenka Hirshabeele oo la cabiraayo si ay uga mid noqdaan Boliiska Soomaliya

Deegaanada Hirshabeele ayaa waxaa ka socda wajigii labaad ciidamo tiradooda gaarayso 800 o ah Boliis waxaana laga qorayaa deegaanada Hirshsbeele.

Ciidamada Boliiska Soomaliya iyo Amisom ayaa axay qorista Ciidamada Boliiska ka bilaabeen Magaalada Baladayne ee Xarunta gobolka Hiraan waxaana ciidama boliiska ah ee la qorayo kamida Haween waxaana laqaadanayaa haweenka dadooda yartahay .

Dhaqaalha ku baxaya Ciidamadaan loo toobabarayo maamulka Hirshabeele ayaa waxaa bixinaya Mudowga Yurub .

Hirshabeele

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.