Dhageyso:Bishaar Cabdiraxman Buule oo cambareeyey Dulaankii Kenya kusoo qaaday Baladxaawo

buule

Musharaxa Xildhibaanka Jubbaland Bishaar Cabdiraxman Buule ayaa waxuu Cambareeyey weerarkii Dowlada Kenya kusoo qaaday Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Musharax Bishaar ayaa waxuu kaloo amaan isoo jeediyey sida wanaagsan ee shacabka Baladxaawo ay uga Hortageen Boobka Dowlada Kenya ku hayso dhulka Soomaliyeed.

Ugu dambaytii Musharaxa Xildhibaanka Jubbaland Bashiir Cabdiraxman Buule ayaa waxuu dowlada Soomaliya ugu baaqay inay wax ka qabto Dulaanka Kenya kaas oo soo noq noqday marar badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.