Sawiro:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo Gaaray Garbahaaray

cabdifitaax

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi fitaax Maxamed Cali ahna Xildhibaan ka tirsan Dowlada federaalka ah ayaa gaaray Magaalada Garbahaaray ee xarunta Gobolka Gedo.

Musharax cabdifitaax ayaa waxaa diiran loogu soo dhaweeyey Maagaalada Garbahaaray waxaana soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshda Garbahaaray.

Musharaxa Madaxwyanha Jubbaland Cabdifitaax ayaa waxaa hore loogu diiday inay taageerayaasiisha kusoo dhaweeyaan Magaalada Kismaayo.

wararkeena dambe kala socda Muqaalo iyo warar dheeraad ah

cabdifitaax
cabdifitax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.