Dhageyso:18 Xildhibaan oo Haweena oo lagu darayo Barlamaanka Hirshabeele

Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeele Canab Axmed Ciise oo u waramaysay Wariye Cabdishakuur Shaashaa ayaadoo kusugan Magaalada Baladwayne ayaa waxay sheegtay in ku jirto sidii loo soo xuli lahaa 18 Xildhibaan oo ka dhimanaa Haweenka Barlamaanka Hirshabeele.

Barlamaanka Hirshabeele ayaa tiradooda tahay 99 Xildhibaan waxaana la rajeynayaa in lagu daro 18 Xildhibaan oo Haweena taas oo tiradooda Guud ka dhigaysa 117 Xildhibaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.