Deg Deg:Qaar kamida Madax Maamul goboleedka oo dowlada ugu Baaqay inay ka noqoto Dacwada Bada

deni

Madaxwaynayaasha Maamul goboleedyada Jubbaland, Galmudug iyo Puntland oo ku shiray Magaalada Nairobi ayaa waxay ugu baaqeen Dowlada Soomaliya inay ka noqoto Dacwada Bada.

Madaxwaynayaasha kal ah Deni, Axmed Madoobe, iyo Xaaf ayaa waxay taageereen mowqifka Dowlada kenya ee ah in Dowladaha Soomaliya iyo Kenya ay dhexdooda ka heshiiyaan Muranka Bada Dacwada badana laga soo wareejiyo Maxkamada Caalamiga.

Hadalkaan kasoo yeeray Madaxda Maamul goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Jubbaland ayaa yimid kadib markii ay kulan kula qaateen Magaalada Nairobi Masuuliyiin sare oo katirsan Dowlada Kenya.

Masuuliyiintaan maamul goboleedyada Galmudug, Jubbaland iyo Puntland ayaa waxay dib usoo celiyeen Qilaafkii kala dhaxeeyey Dowlada Soomaliya waxaana sida wararka qaar sheegayaan dowlada imaaradka inay u sheegtay Madaxwyanaha Puntland Deni inuu dowlada Soomaliya Xirirka u jara badalkeedana l;acag Farabadan qaato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.