Daawo:Liiska Tartamayaasha agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Soomaliya oo lagu dhawaaqay.

mahadi

Ra’iisalwasaare Kuxigeenka Soomaliya Mahdi Maxamed Guuleed “Khadar” ayaa waxuu shir gudoomey kulan yeesheen Gudiga Golaha wasiirada ee ay horay u magacaabay Ra’iisalwasaaraha Soomaliya si u kula saaraan 1200 qof oo soo codsaday Agaasimayaasha Wasaaradaha kala Duwan ee Dowlada Ssssoomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.