Daawo:Ilmo laga Xaday Isbitaalka SOS oo lagu wareejiyey hooyadii

ilmo

Booliiska Soomaliyee oo kaashanaya Maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka Soomaliyeed ayaa waxay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan Ilmo yar oo laga xaqaday Isbitaalka SOS ee Magaalada Muqdisho, waxaana gacanta lagu soo dhigay dadkii ka dambeeyey Xaditaankaa ilmahaan yar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.