Daawo:Puntland oo loo sheegay inaysan Siyaasadayn Mustaqbal Ardayda Puntland

goodax

Guddiga arrimaha Bulshada Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre   ayaa waxay ka wada hadleen imtixaanka Dowliga ah ee Dugsiyada sare iyo sidii loo mideyn lahaa.

Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee dalka Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa guddiga warbixin ka siiyey qorshaha Wasaaradda ee sanadkan ay ku fulinayso imtixaanka mideysan ee  loogu tala galay inay galaan ardayda ka qalin-jabinaysa dugsiyada sare, waxaana wasiirka su’aalo laga waydiiyey arrinta Puntland oo wali aan ogolaan imtixaanka midaysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.