Warar dheeraad ah oo laga helayo qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax

Qarax ayaa ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa uu qasaaro u gaystay seddex gaari oo yaalay agagaarka isgoyska Xaaji Baasto ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow Hotelka Mubaarak oo ku dhow isgoyska Xaaji Baasto ee magaalada Muqdisho.

Lama sheegin illaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay qaraxan Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa goobta gaaray, kuwaasi oo xiray wadada soo gasha goobta uu qaraxa ka dhacay


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.