Daawo:wasiir Goodax oo wax laga xumaado ku tilmaamay in Puntlnad ay diidday ka qeyb-galka Imtixaannaadka guud ee dowladda

Cabdullaahi Goodax Barre wasiirka Waxbarashada oo wax laga xumaado ku tilmaamay in Puntlnad ay sannadkaan diidday ka qeyb-galka Imtixaannaadka guud ee dowladda, taasna ay khatar ku tahay mustaqbalka ardayga Soomaaliyeed ee deegaannada Puntland ku sugan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.