Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo shaaciyeey xiligay dhacayso doorashadda Madaxtinimadda Galmudug

carabay

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carab oo u waramay Radio Daljir ayaa yiri “Hal maalin laguma dari karo wakhtiga Doorashada Galmudug”,

Dhanka kale Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug Maxamed xaashi ayaa sheegay in Dawlada dhexe ku guuldaraysatay go’aan ka gaarista Khilaafka maamulka Galmudug ka dhexjira.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.