Daawo:Ciidamada amniga oo Miinooyin kasoo saaray wadooyinka Muqdisho

Jeneraal Sakiya Xuseen Axmed taliye ku xigeenka ciidammada Booliiska Soomaaliya oo goor dhow shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in ciidammada amniga ay ku guuleysteen in ay Miinooyinka nooca Taangiga ka soo saaraan waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.