gedotimes.com
Guddiga Amniga Caasimadda oo Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay sugidda Amniga
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka amiga oo looga hadlay xaaladda amniga ee dalka gaar ahaan adkaynta …