Daawo:Ugaaska Beesha Cayr oo Guriceel kaga dhawaaqay Gogol wadatashi.

ugaas

Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur ayaa Shir weyne isugu yeeray dhamaan Dadka uu Ugaaska u yahay ee ku sugan Dalka iyo Dibadda waxaana Shirkaan noqonayaa mid wada tashi guud ah kaas oo beesha Cayr uga hadlayaan aayahooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.