Daawo:Wasiir Khadiijo oo ku baaqday in laga qayb qaato dhismaha Muqdisho Stadium

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Daah Furtay Wajiga Labaad ee Mashruuca Dib u dhiska Garoonka stadium mogadisho.

Wasiir Khadiijo ayaa warbixin waxay ka dhageysatay hay’ada gacanta ku haysa dhismaha garoonka Kubada Cagta ee Stadium Muqdisho kaas oo dhismo balaaran oo lacag badan ku cayso ay kusocoto.

Wasiir Dhalinyarada iyo cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxay bulshada Soomaliyeed ugu baaqday in laga qayb qaato dhismaha Stadium Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.