Sawiro:Gudoomiye Yariisow iyo Madaxda Booliska oo la kulmay Qoysaskii Labada Marxuum ee maanta dilka loo gaystay

yariisow

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow), Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliye Kuxigeenka Booliska Zakiya Xuseen Axmed ayaa waxay la kulmeen
qoysaskii labada marxuum waxayna u sheegeen inay murugada la qeybsanayaan waxay kaloo u ballanqaadeen ka warqabka qoysaskii labada Marxuum.

Madaxdaan ayaa horay ula kulmay dad badan oo maanta Bananbax ka dhigay Magaalada Muqdisho.

yariisow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.