gedotimes.com
Sawiro:Guddoomiye Yariisow iyo Taliyaha Booliska oo Isgooska Bakaaraha kula la hadlay dadka Banaanbaxa ka wada Muqdisho
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow) iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa la h…