Sawiro:Guddoomiye Yariisow iyo Taliyaha Booliska oo Isgooska Bakaaraha kula la hadlay dadka Banaanbaxa ka wada Muqdisho

yariisow

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow) iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa la hadlay dhalinyaro careysnaa ee maanta isku soo baxay Magaalada Muqdisho qayb kamida kuwaas oo ka caraysnaa dilal iyo dhaawac ay kala kulmaan laamaha Aminga.

yariisow

Gudoomiye Yariisow iyo Taliyaha Booliiska ayaa waxaay si kulul u canbaareeyay falkii maanta dhacay iyagoo sheegay in marnaba aan loo dulqaadan doonin xad gudub loo geesto muwaadiniinta Soomaliyeed waxayna Balan qaadeen askarigii dhibka Gaystay inay sharciga la horkeenayo.

yariisow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.