Muuqaal:Madaxwyane Farmajo looma dulqaadanayo askari Soomaliyeed inuu dilo shacab aan waxba galabsan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmajo oo galabta boqollaal shacab ah kula hadlay Xarunta Degmada Warta Nabadda ayaa sheegay in askarigii dilka geystay caddaaladda la horgeyn doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.