Gudoomiye Yariisow oo Cambeereeyey dilkii loo gaystay darawalka Mootaalaha

yariisow

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa si kulul  u Cabaareeyay dilkii saakay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska  Soomaaliya u geytay Darawal Mooto Bajaajle ahaa  iyo wiil dhalinyaro ah oo la socday.

Gudoomiye Yariisow ayaa u tacsiyeeyey qoyskii uu ka baxay Darawalka Mootaalaha ah waxuuna sheegay in sharciga la horkeenayo Askarigii ka dambeeyey dilka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.