Daawo:Xildhibaan Khadiijo oo waxba ula harin Barlamaanka Somaliya

khaadija

Xildhibaan Khadiijo Diiriye oo ah Wasiirka dhalinyarada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxay Xarunta golaha shacabka ka sheegtay inaan Xamar kaliya ku koobnaanayn dhibaatada oo gobolada dalka dilal iyo dhibaato ka dhacdo, caasimadaha adduunka ayay dhagxaanta ku xiran yihiin, Barlamaankana howlo ka weyn ayaa inoo yaala wada laxiray ee danta dalka halaga shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.