Daawo:Madaxweyne Laftagreen ayaa Muqdisho kula kulmay xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda koofur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa maanta Muqdisho kula kulmay xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda koofur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.