Askari dil ugu gaystay Moto Bajaajle Magaalada Muqdisho

Mooto

Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliya ayaa ISgoyska Howlwadaag ee Magaalada muqdisho waxuu Dil ugu gestay darawal bajaaj la ah, waxaana wararku sheegayaan in muran uu soo kala dhax galay Askariga wax dilay iyo Darawalka la dilay.

Dhawaan ayay aheed markii Wiil Dhalinyara ah oo sidaan oo kale lagu dilay xamar jajab uu ka dhashay Banaanbax, ka dibna uu ka hadlay Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdi Rahmaan Cumar Cisman Yariisoow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.