Kismaayo:ilaalada Axmed madoobe ayaa Bomb gacmeed iyo Rasaas nool u adeegsaday Musharaxiin iyo dhaliyaro kasoo Jeeda Beesha Mareexaan

deg

Maqaaxi Ku Taallo Isgooyska Galool Ee Magalada Kismaayo Ayaa Waxaa Caawo Lagu Tuurey Bamb Gacmeed Kadibna waxaa lagu furay Rasaas Nool.

Wararka naga soo gaaray Kismaayo ayaa waxay sheegayaan inay jiraan dhimasho iyo dhaawac farabadan, Goobtuna Waxaa Ay Barkulan U Ahayd Dhalinyarada Beesha Sade Mareexaan Qaab Hayb Tilmaansi Ah Ayeeyna Maleeysayaadka Axmed Madoobe Bam Gacmeed Iyo Rasaas Nool Ugu Weerareen Caawa.

Inta Badan Dhalinta Goobta Ka Qaxweeyso Oo Isku Wada Hayb Ah Ayaa Iskugu Jira Aqoonyanno, Wariyeyaal, Musharaxiin Utaagan Qabashada Kuraas Baarlamaanka jubbaland Iyo Masuuliyiin.

Axmed madoobe ayaa waxuu doonayaa sidii uu xukunka ku dheeraysan lahaa asagoo ka shaqeynaya inuu iska horkeeno beelaha walaalaha ah ee Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.