Daawo:Qaabkii wasiirka cusub ee wasaarada shaqada Muqdisho loogu soo dhaweeyey.

warfaa

Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garoonka Aadan Cabdulle kusoo dhaweeyay wasiirka Cusub ee
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan saadiq warfaa kaas oo Ra’iisalwasaare Khayre Magacaabay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.