Alshabaab oo dhaqaatiir ka afduubtay Magaalada Mandera Kenya

mandera

Kooxda argagixisada shabaab ayaa saaka waxay Magaalada Mandera ee ku taala Xuduuda Soomaliya iyo Kenya waxay k afduubteen labo dhaqtar oo udhashay Dalka Cuba kuwa oo ka hawl gali jiray Isbitaalka Magaalada Mandera ee Dalka Kenya.

Dhaqaatiirtaan ay Alshabaabka afduubteen ayaa waxaa lakala oran Jiray
Dr Herrera Correa and Dr Landhi Rodriguez waxaayna ahaayeen dhaqaatiir kaliya ee aqoontooda sareysa oo ka hawlgali jiray Isbitaalka Magaalada Mandera.

Alshabaab ayaa waxay dil u gaysteen wardiyihii dhaqaatiirtaan kadibna waxay ula fakadeen dhanka Soomaliya lamana Garaynayo xaalka ay ku sugan yihiin dhaqaatiirtaan.

Shabaab ayaa waxay weeraro joogta ka gesytaan gudaha dalka Kenya kuwaas oo gaysta qasaaro nafeed iyo mid Hantiyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.