Daawo:Puntland oo Noqotay hoyga Kufsiga iyo Madaxda Puntland oo ka hadashay haweenay kufsi iyo dil laysugu daray

karsh

Deegaanada Puntland ayaa waxaa caadi ka noqday kufsiga loo gaysanayo dumarka ayakoo loo kala eegayn mid uur leh iyo mid saqiira, waxaana shalay Dil iyo kufsi laysugu daray Haweenay uur leh taas oo maydkeeda lakeenay Isbitaalka Garoowe.

Madaxda Puntland oo ugu horeeyo Madaxwayne kuxigeenka iyo Wasiirka Cadaalada ayaa waxay eed usoo jeediyeen Maxkamadaha iyo Dambi baarista inay ka luga jeedayaan sidii dadka dambiyada kufsiga gaysta Cadaalada loo horkeeni lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.