Axmed madoobe oo Xilka ka Afhayeenkii Iskaashiga maamul goboleedyada ee Burburay

rage

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe ayaa xilka ka qaaday lataliyihiisa dhanka Arrimaha siyaasadda Cabdi Cali raage.

Cali Cabdi raage ayaa horay u ahaa Afhayeenkii Iskaashiga maamul goboleedyada ee Burburay waxaa kaloo uu ahaa Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Jubbaland.

Warqadaan uu soo saaray Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxaa Hay’adaha amniga Jubbaland lagu wargeliyay in xilkii laga qaaday Cabdi Cali Raage,isla markaana wixii Maanta ka bilowda uusan matali karin dowlad Goboleedka Jubbaland.

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya dad ku dhow Axmed madoobe oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa waxaa la sheegayaan inuu Cabdi Cali raage uu ku buuray Mucaaradka Axmed Madoobe.

jubbaland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.